Jubbaland oo shaacisay ergada Soo Xulaysa labada Kursi Hop129, Hop124 19th March 2022 admin Wararka Maanta 0 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay Xubnaha Soo xulaya kuraasta kala ah #HOP029 & #HOP124. Labadaan Kursi ee la Jubbaland Shaacisay ayaa Doorashadooda waxaa ay ka dhacaysaa Magaalada Kismaayo. . Share this:TwitterFacebookWhatsApp Wararka Maanta
Leave a Reply