Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka Amniga Jubbaland

maxamudsayid

Madaxwaye ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir-guddoomiyey shirka billaha ah ee golaha amniga Jubbaland.

Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay golaha amniga Jubbaland oo ka kooban Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud, Wasaaradaha Amniga, Arrimaha gudaha iyo Caddaaladda, Taliyeyaasha ciidanka Jubbaland iyo xoogga dalka, Guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose iyo saraakiil kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.