Guudlaawe oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii guddiga doorashooyinka.

guudlaawe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini.

Waxaana Xubinimada Gudiga loo Magacaacabay Mudane Maxamed Xuseen Maxamed ( Waadi ).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.