
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan isugu jiray Qada-sharaf iyo Mahadcelin la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Door muhiim ah ka qaatay Doorashada Xildhibaanada Gollaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya.
Leave a Reply