
Magaalo Madaxda Gobolka Hiraan ee Baladwweyne ee waxaa Maanta ka dhici doonto doorasho kuraas Galaha Shacabka ah, oo degaan doorashadoodu ay tahay Gobolka Hiiraan.
Kursiga HOP#063 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Xildhibaan Cabdullaahi Godax Barre, iyadoo haatan ay isku soo taagen musharaxiin kale oo doonaya in ay ku guulaystaan Kursiga oo tiradooda tagay 9 Musharax,
Leave a Reply