Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashaay Labo Qarax oo xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay qaraxyada ay ku dhinteen in ka badan 30 qof oo ay ku Xildhibaano iyodad shacab ah, sidoo kalena ay dhaawacmeen afartameeyo qof.
Leave a Reply