Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Puntland ee xilligan ku sugan Garoowe.
Kulankan oo ah is-xogwareysi iyo wadatashi ayaa Madaxweynuhu la yeeshay Siyaasiyiin isugu jira kuwo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland iyo Soomaaliya, falanqeeyayaal siyaasadeed iyo xubno arrimaha Bulshada ka shaqeeya.
Leave a Reply