Gudiga Hirgalinta Doorashada Maamulka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qabashada Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne, waana Kuraastii ugu dambeysa ee 25 kursi ee taalay deegaan doorashada labaad ee Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Leave a Reply