Laftagareen oo 77 Xildhibaan ee Barlamaanka labada aqal Gudoonsiiyey shahaadooyin

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Kumeel Gaarka ah gudoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku matali doona Koonfurgalbeed.

Munaasanada shahaado siinta iyo Sogootinta Xildhibaanada labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya kuwooda lagu doortay Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhacdey xarunta madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed (Laftgareen), madax ka socotay Gudigga doorashada Heer Fadaraal iyo midka Dowlad Gobaleedka ayaa kasoo qeyb galay munaasabada Shahaadooyinka lagu siinayaa xildhibaanada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.