Ururka Suxufiyiinta Jubaland wuxuu sida ugu adag u cambaareynayaa xariga sharci daradda ah ee maamulka Degmada Garbahaarey ay u geysteen Wariye Mowliid Cabdi Maxamed oo loo yaqaan Mowliiid Galwaaq oo ka tirsan Shabeelle TV.
Sida ay noo xaqiijiyeen Wariayaasha ka hawlgala Garbahaaray, Wariyaha ayaa loo xiray wareysi uu ka qaadan mid ka mid ah dhalinyaradda degmada Garbahaaray. Wariyaha boggiisa facebook ayaa sidoo kale lagu qoray in xurguf hore oo la dhexysay Gudoomiyaha Degmada iyo Wariyaha uu salka ku haya xariga maanta ay u geysteen ciidomo ka amarqaata Gudoomiyaha Degmada.
Gudoomiyaha Degmada Garbahaaray oo aan xiriir la sameyney ayaan ka jawaabin wicitaankeena, waxaana maamulka garbaaharay ka codsaneynaa in si shuruud la’aan ah wariyaha xoriyadiisa lagu soo celiyo.
IN ENGLISH.
The Journalists Association of Jubaland strongly condemns the illegal arrest of Mowlid Abdi Mohamed alias Mowlid Galwaq of Shabelle TV by the Garbaharey District Administration. According to fellow journalists in Garbaharey, the journalist was arrested for interviewing a youth in Garbaharey district.
The journalist’s Facebook page also reported that a previous altercation between the district commissioner and the journalist was sparked by today’s arrest by forces under the command of the district commissioner.
We contacted the Garbaharey District Commissioner but were unable to answer our call. We call on the Garbaharey district commissioner and security agencies to unconditionally release the journalist.
Leave a Reply