
Magaalada Baladwayn ee Gobolka Hiiraan waxaa lagu soo gaba-gabeeyay doorashada kursiga Hope058, kaasi oo ay tartamayeen ilaa 7 musharax oo ku jiro Madaxwaynihii hore ee Hirshabeelle.
Cabdulaahi Max’ed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay Doorashada Kursiga HOP#058 oo ay kula Tartamayeen Musharaxiin kale waxuuna helay 54 cod.
Leave a Reply