Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa qaabillay kulanna la qaatay Ergayga Gaargka ah ee hay’adda UNHCR ee Geeska Africa, mudane Maxammed Cabdi Aafey iyo mudane Mamadou oo ah Madaxa hay’ada UNHCR ee itoobiya.
Labada dhinac ayaa ka wada xaajooday sida ugu habboon ee qaxootiga ku sugan Deegaanka Soomaalida loogu samayn karo dib-u-dajin iyo mashaariico wax ka badala noloshooda.
Leave a Reply