
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa Qaabilay Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.
Kulan Saacado qaatay Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha ,Biya la’aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka. Kulanka waxaa ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada.
Leave a Reply