
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid.
Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka wada hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga Galmudug, La dagaallanka argagixisada , dib u heshiisiinta iyo isu soo dhaweynta bulshada Galmudug.
Leave a Reply