
Madexweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ismaaciil Maxamuud Shidane
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Marxuum Ismaaciil Maxamuud Shidane […]