Daawo:Dowlada iyo Ganacsatada Soomaaliya oo 3 Milyan ugu Deeqay Suuqa Hargaysa

Astaan

Kulan Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu la yeeshay ganaacsatada Soomaaliyeed oo Looga hadlayay sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii kdabkii weynaa ee baabi’iyay suuqa weyn ee Hargeysa, ayaa looga dhawaaqay lacag gaareysa 3 Milyan oo Doollar taas oo 1 Milyan oo ka mid ah ay bixineyso XFS halka 2 Milyan oo Doollar ay bixinayaan Ganacsatada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.