Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdraxmaan Bayle oo ka qayb galay Kulan ay Xildhibaanada labada gole iyo siyaasiyiinta gobolada Woqooyi ee Soomaliland uga hadlayeen gurmadka Suuqa Hargeysa oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxuu sheegay onay jeclaan lahaayeen inay Hargayso tagaan si ay usoo arkaan qasaaraha gaaray Suuqa wayn ee Magaalada Hargaysa.
Leave a Reply