Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne.

Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Baladweyne u tagay horraantii sanadkan xallinta tabasho ay qabeen qaar ka mid ah bulshooyinka gobolka Hiiraan iyo qabashada doorashada kuraasta maamulka Hirshabeelle ee degaan doorashoodu tahay Baladweyne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.