
Senator Samsam Daahir Maxamuud oo maanta qaadatay kaarka Aqoonsiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ayaa waxay ugu baaqday Gudoomiyaha Doorashada Soomaaliya Muuse Geelle inuusan Carqalad ku Noqon Doorashada Soomaaliya siina daaya Afarta Kursi ee uu ka reebay liiska Xildhibaanada.
Leave a Reply