Xildhibaan hore Ibrahim Isaaq Yaroow ayaa Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ku eedeeyey inuu Maamul goboleedyada isku si ula dhaqmayn maadaama Doorashada ka dhacday Maamul Goboleedyada ay ahayd mid dadban, Koonfurgalbeed wey kaa saxantahay doorashada hala dadejiyo,maamuladana si siman ha loola dhaqmo ayuu yiri Xildhibaan Ibraahim Yarow.
Leave a Reply