Bulshada Degmada Baladxaawo oo maanta sameeyay isku soo Roob doon ah

muqdisho

Boqolaal qof ayaa maanta isugu soo baxay Dagmada Baladxawo ee gobolka Gedo si ay uga qeyb qaataan roob doon iyo Alle bari, xilli abaar ba’an oo saameysay dad iyo duunyaba ay ka jirto deegaanada Gobolkani Gedo iyagoona halkaasi ku tukaday Salaad ay Alle ku weydiisanayeen in abaarta ka dulqaado bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.