Alcadaala oo Aflagaadeeyey Laftagareen kadib markii uu ku sheegay in Laga Dhexguuxaayo

acdaala

Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxman Al Cadaala ayaa ka hadlay eedeyntii uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed ujeediyay Reysul Wasaare Rooble waxuuna sheegay eedeyntaas inaan waxba ka jiran Madaxwayne Laftagareena waa laga dhexguuxayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.