Shirweynaha Samatabixinta Puntland oo ku baaqay inuu is casilo Deni

deni

Shirweynaha Samatabixinta Puntland oo ay ka qayb galeen Xildhibaano, wasiiro iyo Waxgarad kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay inuu is casilo Madaxweynaha Puntland, maadama uu yahay Musharrax Madaxweyne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.