
Wasiirka Caafimadka Galmudug Cabdiwali Jaamac iyo Ganacsade ustaad cali qasim ayaa maanta Sibir ay oga Qeyb Qadanayaan barnamijka is-xilqaanka ah ee lagu dhisayo Fasalo Cusub oo kamid ah Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faraceeda Galmudug Garsiyay Xarunta Jamacadda.
Leave a Reply