Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi Kaariye Qoor-qoor ayaa ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka oo Maalmahan Baydhabo uga Socdo Xildhibaanada Dooran labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulankaan ayaa ujeedkiisu yahay xal u helidda khilaafkii soo kala dhexgalay Ra’iisalwasaare Rooble iyo maamulka koonfurgalbeed iyo sidii Xildhibaanada dooran uga qeyb gali lahaayeen munaasabadda dhaarinta Baarlamaanka Soomaaliya
Leave a Reply