Gudoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulee Garaad oo ka jawaabayey hadalkii boor isku qarinta ahaa ee Axmed Madoobe ayaa sheegay inay marwalba diyaar u yihiin doorashadii loo ballansanaa in lagu qabto magaalada Garbahaarrey.
Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed, ayaa sheegay inuu la yaabay hadalka Axmed Madoobe ee ahaa inay qabanayaan doorasho xor iyo xalaal ah.
Leave a Reply