Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayy xubno ka mid ah Guddiga u diraya Berri Subax 13.04.2022 Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ujeedka Guddiga Hirgalinta Doorashada Bari loogu dirayo Baydhabo ayaa ah si xal looga gaaro tabashada Maamulka Koonfur Galbeed loona fasaxo Xildhibaanada laga reebay Shahaado siinta.
Leave a Reply