
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.
Waxaa sido kale guddiga ay sheegeen in lagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#154, Labada kursi ee la fasaxay ayaa waxaa dacwo ka gudbiyey Gudoomiye Jawaari iyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ee loo yaqaano Wasiir Tiktok.
Leave a Reply