
Madaxwayne ku xigeenka Dowlada Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabagaeed ayaa eeseyn u jeediyey Ra’iisalwasaare Rooble iyo Guddiga Doorashada ee uu Hogaamiyo Muuse Geelle waxaana dalbaday in si shuruud La’aan ah loo Fasaxo Kursiga Hop086 oo lagu doortay magalada baledwayne.
Leave a Reply