Barlamaanka Soomaaliya oo Ka Horyimid Gudi Rooble usoo Dhiibay Gudoomiyaha ku meel gaarka ah

barlaman

kulankii ugu horreeyay ee Xildhibaanada cusub Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka furmay, ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa ahaa ansixinta gudiga soo qaban qaabinaya doorashada Gudoomiyaha Cusub iyo kuxigeenadiisa.

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaam Axmed Liibaan ayaa Xildhibaanada ka codsaday inuu asaga soo xulo Gudiga qaban qaabada doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa taas oo Xubnaha barlamaanka Soomaaliya ka horyimaadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.