Dhageyso:Geedi oo Sheegay in Rooble laga Rabo Sharciga qoraya in Xuduud Beenaad doorasho lagu qabto

Geedi

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka hadlaayey kuraasta taal gobolka Gedo ayaa waxuu yiri Sidaan “Rooble waxaa laga rabaa sharciga qoraya in uu ogolaado doorasho lagu qabanayo Xuduud beenaad oo soomaali iyo jubbaland aysan ka talin, Reer Gedo wan u tacsiyeyn”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.