Xildhibaan Jeesow oo Ka horyimid Kuraasta Laga wareejiyey Garbahaaray

daahiramiin

Xildhibaan Aamiin Jeesow oo kamid xildhibaanada Aqalka hoose ee Soomaaliya oo ka hadlaayey Kuraastii Laga Wareejiyey Garbahaaray ayaa yiri ”Heshiiskii 17 September waxaa ansixiyay Baarlamaankii 10-aad waxaa burin kara oo kaliya Baarlamaanka 11-aad”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.