labadii maalin ee la soo dhaafay ayaa Ciidamada Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay dad shacaba oo tiradooda dhaafayso 12 qof oo isugu jira caruur iyo haween iyo dad shaxaaba ku laayeen Qabalayaasha Fadhigaraadle,Qoolax iyo Xaaji Yare.
Taliye kuxigeenka ciidanka xooga gaar ka ah ee Dowlad deegaanka Soomaalida Sareeye Gaas sakariye cabdi khaliif ayaa isku qiray inay laayeen dad badan oo shacaba.
Leave a Reply