
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Mudane Muuse Geelle ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Dowladda Jubbaland.
Guddoomiyaha oo ay weheliyaan ku-xigeenka guddiga iyo labo xubnood oo kale oo katirsan guddiga FEIT ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kuso dhoweeyay Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka SEIT Jubbaland iyo xubno kale.
Leave a Reply