Alle ha u naxariistee waxaa Degmada kaxda ee Gobolkani Banaadir lagu dilay Abwaan Beddal Jaamac Xersi oo ka mid ah shaqsiyaadka sida weyn looga tixgaliyo dalka Gudihiisa iyo dibadiisa.
Allaha Unaxariistee Abwaanka dilkiisa waxaa fuliyey kooxo hubaysan oo Bistooladley ah, kuwaasi goobta isaga baxsaday dilka kadib.
AUN
BADAL WUXUU AHAA RUNTII
NIN WAAYO ARAG AH
MIDIAHA KABARTAY
NINKII DILAY IYO KUWII
SHIRQOLAY AYAGAA DHIBQABO
CAAWO NINKA HOBIYAHA KU
GARAACAY PARLAMANKA MIYUU
UDAHAYAA NIN DOWLAD TAAGEERAY
AUN BADAL JAMAC SHIRE