
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay wax ka bedelka habraaca kmg ah ee u gaarka ah doorshooyinka labada gole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wax ka bedelka habraacan waxaa haa ku ogolaatay 190-Mudane todoba Xildhibaan ayaa diiday lixna waa ay ka aamustay.
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa sidokale ansixiyay in 27-ka Bishan la qabto doorashada Guddoonka Rasmiga ah ee Golaha Shacabka iyadoo Sidoo kale doorashada Guddoonka Golaha Aqal Sare la qaban doono 26-bishan.
Leave a Reply