Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida diyuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xildhibaano katirsan labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin kala duwan kuwaas oo uu madaxwayne Kaariye gacan qaaday.
Leave a Reply