
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaqida cabashooyinka ka dhasha go’aannada maamul ee doorashada dadban ee Barlamaanka 11-aad.
Maxkamadda ayaa sidoo kale waxaa ay aqbashay Hor is-taagga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda oo metalaya Guddiga Hirgelinta doorashooyinka dadban ee ah in Maxkamadda sare aanay awood u laheyn ka garnaqida cabashooyinka la xiriira doorashada dadban ee Baarlamaanka 11aad, waxana gebi ahaanba maxakamadu xirtay gal dacwadeedka loo soo gudbiyay.




Leave a Reply