Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sabti ah kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay dhageysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
bari oo Axada ayaa waxaa la qabanayaa dhageysiga Gudoomiye kuxogeenada sida uu dhiga jadwalka Doorashada Labada Aqal ee Soomaaliya.
Leave a Reply