Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Raisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Rooble ayaa ka wadahadleen Kursiga Fahad Yaasiij, arrimaha amniga iyo dhameystirka kuraasta Golaha Shacabka ee ku harsan Dowladda Hirshabeelle.
Leave a Reply