
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Goobta iyo Maalinta ay dhacayso.
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Golaha Shacabka Xildhibaan C/risaaq Maxamed ayaa Sheegay In Doorashada Gudoonka Golaha laqabandoono Maalinta Arbacada Ah Laguna Qabandoono Afisyoni arimo amni awgood.
Leave a Reply