Daawo:Xildhibaan Muna Axmed oo Rooble Ugu Baaqday Inuu Qabsado 90 Jirka taladii Alle Seejiyey

muna

Xildhibaanad Muna Axmed Shire oo Kamida Xildhibaanada lagu doortay Deegaan Doorashada Labaad Jubbaland ee Magaalada Garbahaaray ayaa waxay sheegtay inay yihiin Xildhibaanada Saxa ah ee lagu doortay habraacii Doorashada ee 17 Sebtember kaas oo ansixiyeen Madaxdada maamuulyada, Gobolka Banaadir iyo Madaxwaynaha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.