Cabdi Xaashi oo Mar kale loo Doortay Gudoomiyaha Aqalka Sarre

aqalka sare

Waxaa Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay Maanta doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya.

Waxaa fadhiga soo xaadiray dhammaan xildhibaanada Aqalka sare, waxaana kulanka furay guddoomiyaha ku meel gaalka ah Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab.

Xilka Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku tartamayeen Sadex Musharax ayaa waxay kala heleen Codadkaan hoos ku qoran sidaasna waxay guushu ku raacday Cabdi Xaashi.

Cabdi Xaashi 28 cod,
Saalax Jaamac 24 cod
Cismaan Dubbe 2 cod

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.