Taliye Xijaar oo Beeniyey eedeymo usoo Jeediyeen Gudiga Doorashada barlamaanka Qaarkood

boliis

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa beeniyey eedo loo jeediyey taliyaha ee ah in uu hor istaagay howsha golaha shacabka.

Taliye Xijaar ayaa sheegay ineysan jirin beegsiga booliska uu sameeyey iyo in uu maanta booliska tageen Xarunta Villa hargeysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.