
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya kuwaas oo Doorashadooda ka dhacday Muqdisho.
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ayaa loo doortay Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, Madaxwayne farmaajo ayaa Alle uga baryey in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo doortay.
Leave a Reply