
Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-uheshisiinta Cabdi Maxmed jamac ( Cabdi wayeel ) Ayaa kulan afur ah oo looga hadlayay Xalada Amni iyo Dib-uheshisiined ee Dagmada Caabudwaaq ayaa habaynimadii Xalay aheyd la Yeeshay Xubno kamida Mamulka Dagmada, Sarakiisha Ciidanka, Ganacsato, iyo haldoor kale.
Leave a Reply