
Akhriso:Rooble oo Soo Dhaweeyey Afarta Xildhibaan ee Laga Reebay Liiska Xidhibaanada Cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalyeynayaa Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha […]