Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya.
Maxamuud Sayid oo si kooban warbaahinta ula hadlay ayaa sheegay inuu kulamo wadatashi ah uu la yeelan doono Mas’uuliyiin kala duwan, isla markaana ujeedka safarkiisa uu dib uga Warbixin doono.
Leave a Reply