Guddiga isku Dhafka labada aqal BFS ayaa shaaciyey Shuruudaha Looga baahan yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Sharuudaha Laga saaray kuwa ugu mahiim sanaa ee kala ahaa Musharaxa inuu Soomaali yahay. miyir qabo Muslina yahay.
Shuruudaha Waxaa Warbaahinta u Aqriyay Gudoomiye Ku Xigeenka Gudiga isku Dhafka labada Aqal BFS ee Doorashada Madaxweynaha. Xildhibaan Maxamed Keeroow Maxamed.
Leave a Reply