
Agaasimaha Telelfishinka Universal Tv Cabdulaahi Xirsi Kulmiye oo ka hadlaayey kulan ay isugu yimaadeen warbaahinta dalka oo loo diiday inay soo galaan Gudaha teendada afisyoone ayaa waxuu eedeyn iyo digniin u diray Afhayeenka Rooble Macalimu ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.
Leave a Reply